Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Heshiis shalay Muqdisho lagu gaaray

Wakiilada Beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay heshiis mar kale shalay hotelka Decale ee magaalada Muqdisho ku gaareen Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo golaha Musharaxiinta Madaxweynaha. ”Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan sii socoshada wadahadalada 1dii Maarso ee u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha. Kadib … Continue reading Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Heshiis shalay Muqdisho lagu gaaray